Lamaane Xaflada arooskooda lagu galbiyay Digsi weyn iyo Sababta Keentay (Sawirro)

Lamaane u dhashay dalka Hindiya ayaa xaflada arooskooda waxaa ka dhashay hadal heyn badan,  kadib markii ay adeegsadeen Digsi weyn si ay uga gudbaan biyo badan una tagaan goobta uu maherkooda ka dhacayay. Akash iyo Aishwarya oo ah lamaane ka shaqeeya goob caafimaad ayaa go’aansaday in arooskooda dhigtaan xili deegaanka ay kunool yihiin saameyn ku … Continue reading Lamaane Xaflada arooskooda lagu galbiyay Digsi weyn iyo Sababta Keentay (Sawirro)